Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa manta dib ugu soo laabtay Magalada Kismaayo kadib safar dhawr cisho qaatay oo uu ku tagay Nairobi iyo Adis Ababa
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Jubbaland iyo wasiiro ayaa si diiran ugu soo dhaweeyey wasiirka garoonka Sayid maxamed Abdule Xasan ee Magalada Kismaayo
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.