Wasiirkii Amniga Dowlada Fadaraalka Oo laga yaabo in xilka laga qaado!!

Wararka kale oo laga helayo ilo lagu kasloonaan karo oo ay heshay idilnews,ayaa sheegaya in laga yaabo in xilak laga qaado Wasiirka Amniga Dowlada Fadaraalka ah.
 
Warkan ayaa soo baxay daqiiqadihii ugu danbeeyay ka gadaal markii ay xilalkii ka qaadeen Golaha Wasiirada Fadaraalka Talyayaashii Nabadsugida iyo Booliska Fadaraalka.
 
 
La soco wararkayaga danbe…..

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading