Wasiirkii Arimaha Dibada Itoobiya oo iscasilay

Waa ka degay Doontii Abiy ee sabaynaysay.

Markii ugu danbaysay ee Mingiste jabayay,waxaa ka Fakaday Wasiirkiisii Arimaha Dibada ee xilligaas.

Calaamadaha fashilka ayay muujinaysaa in Wasiirka Arimaha Dibadu ka tago Shaqada.

Waxaa la ogsoon yahay in Abiy ku fashilmay Diblomaasiyada iyo xiriirka caalamka.

Wasiirka iscasilay,wuxuu kaloo ahaa Ra’isalwasaare xigeen iyo Nin saamayn soo jireen ah ku leh Siyaasada Itoobiya.

Rug cadaa weyn,ayaa iskaga huleelay kooxda Abiy.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading