Wasiirkii Arimaha gudaha Jubaland oo geeriyooday

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un Alle ha u naxariisto Jen. Maxamed Warsame Faarax (Darwiish), Wasiirkii Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dawladda Jubbaland

EEBBE ha u dambi dhaafo, qabriga u waasiciyo, jannada Firdaws ahna ka waraabiyo, Kitaabkiisa middigta ha uga dhiibo, qoyskii, eheladii iyo guud ahaan intii uu ka baxayna samir ha ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin.

Marxuumku Wuxuu Maalmahan yaalay isbitaal ku yaal Germany oo caafimaadkiisa lagula tacaalayay.

البقاء لله


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading