Wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug oo xilkii laga qaaday, Maxay tahay sababtu ? (Akhriso)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel).

Xil ka qaadistan Wasiir Cabdi Waayeel ayaa la sheegay inay la xariirto kaddib xiisad ka dhalatay dhismaha golaha deegaanka degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud oo la isku qabsaday qaabkii xubnaha deegaanka loo qeybiyay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading