Wasiirkii cusbaa Ee Arimaha Dibada oo la dhaariyay

Wasiirka iyo Wasiiru ku xigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS Cabdisaciid Muuse Cali iyo Maxamud Cabdi Xassan Pekos,ayaa Maanta waxaa lagu Dhaariyey xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa.

Waxaana Munaasabadda Dhaarintooda ka qeybgalay habdhowraha Golaha shacabka BJFS, Xildhibaano, iyo Wasiiro.

Wasiiradda cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda,waxaa dhaariyay Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Xasan Nuux.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading