Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Puntland AUN Prof. Abshir Yuusuf Aw-Ciise, ayaa cudurka COVID-19 ugu geeryooday Dalka Mareykanka.
AUN Prof. Abshir Yuusuf ayaa kamid ahaa Xukuumaddii Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Gaas, waxaana xilka loo dhaariyay 28-June-2015, kaddib markii xilka laga qaaday Wasiir Cali Xaji Warsame.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.