Wasiirkii Maaliyada Fadaraalka oo lagu tuuray isku shaandhayn la sameeyay

Ujeedka loo sameeyay isku shaandhaynta kooban,waa in Wasiirka Maaliyada la cuno,waana la cunay.

Wasiirku,waxa uu eersaday way iska cadahay,waana shaqo ka joojintii Agaasimaha Xasan Shiikh tooska ugu xiran.

Wasiirka,waxaa umacno badnayd in uu ku adkaysto Shaqo joojintii uu ku sameeyay Agaasimayaasha.

Dhaawac kale oo gaaray Dowladnimada ayay tani tahay.

Ma jiri doonaan gadaashiisa,wax wanaagsanaan doona oo lagu naaloon doono,sababtoo ah waxa la maaraynayo,ayaa Xaaraan ah.

Waddanku,waxuu gaaray meel hoose oo lagu dhawaaqi karo badbaado in la helo.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading