Wasiirkii Maaliyada Galmudug oo Seneter loo doortay

Wasiirka Maaliyada Dowlada Galmudug Farxaan Cali Maxamuud,ayaa Maanta loo doortay in uu nowdo Seneter ku matalaya Aqalka Sare ee Fadaraalka Galmudug.

Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug,ayaa cod gacan taag ah ugu u Doortay senatay Wasiirka Maaliyada.

Waa xubintii ugu danbaysay Seneterada laga doorto Galmudug ee Aqalka-sare.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading