Wasiirkii Warfaafinta iyo madaxii xarunta Xisbiga Ee S.State oo xilkii laga qaaday

Wasiirka Warfaafinta maamulka Somali State Guuleed Aw Cali,ayaa goordhawaydxilkii laga qaaday,isla markaana loo taxaabay xabsiga.

Aw Cali ayaa ka mid ahaa madaxdii hore ee taliskii Cabdi Iley ee ka midka noqday Wasiirada uu magacaabay madaxweyne Mustafe.

Dhinaca kalena waxa xabsi Guri laga dhigay Cabdixakiin Cigaal oo ahaa madaxa xarunta dhexe ee Xisbiga ( DSHS) ee talada haya, oo isagana isla maanta xilka laga xayuubiyey.

Lasoco waxii soo kordha..


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading