Wasiiru Dowlaha arimaha dibada Itoobiya oo si cad usheegay aqoonsiga SL

Tallaabada koobaad ee ay qaadeyso Ethiopia,waa aqoonsiga Somaliland, si ay u hesho Bad ay isticmaasho,”Ayuu yiri Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, sida lagu baahiyay bogga BBC News Ahmaric.

Waa hadal cad oo aan lee leexad lahayn oo uysan daah saarnayn.

Hadalkiisa,ayaa sii xoojinaya isfahamkii dhexmaray Muuse iyo Abiy ee ahaa in 20-km oo Saldhig Milleteri ah oo Badeed ah laga kireeyo Itoobiya.

https://www.bbc.com/amharic/articles/cxe6dlvnejeo


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading