Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa waji gabax kala kulmay muddo kordhin uu ka sameystay Golaha Shacabka Baarlamaanka waqtigiisu dhamaaday, kuwaas oo in muddo ah aan shaqeynin.
Go’aankii Baarlamanka iyo Madaxtooyada ee muddo kordhinta ayaa waxaa si adag uga horyimid:
- Upper House of Somalia Parliament
- PL
- JL
- Galmudug Govt members
- CPC
- Civil Society
- Somali Business Community
- IC reps Mogadishu
- US government
- UK government
- EU President
- Sweden
- US Senate Foreign Relations
- Norway
- Chief Commissioner of Banadir Regional Police
- Galmudug cabinet members
- African Union Mission in Somalia (AMISOM)
- Canada
- Denmark European 19. Finland
20.France - Germany
- Intergovernmental Authority on Development (IGAD)
- Ireland
- Italy
- Netherlands
- Spain
- Switzerland
- United Nations
- North Hirshabelle (Beletweyn)
- African Union
- Burea of African Affairs, USA
- Beesha Hawiye ee Soomaaliyeed
33.US Africom military
34.UNSC
35.KENYA
36.DJIBOUTI
37.Ghana
38.Nigeria
Waxaa taageeray:
- Madaxweynihii muddo xileedku ka dhamaaday mudane Farmajo
- 57 members of the lower house
- Banadir Admin, Southwest and South Hirshabelle.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.