Maayarkii Magaalada Debrabirhan Ee Amaxaarada oo Xabsiga loo taxaabay

Waxaa Xabsiga loo taxaabay Maayarkii Magaalada Debrabirhan ee Amaxaarada.

Shalayna,waxaa laxiray Talyihii Liyuga Amxaarada ee Magaaladaas iyo Talyihii Police-ka.

Waxaa la isku hayaa,waa in aan Magaalada gudaheeda lagu dagaalamin iyo Dowlada oo amar ku bixisay in lagu dagaalamo magaalada dhexdeeda dhufaysyana laga qodo.

Madaxdan la xiray,ayaa ka biyo diiday in Magaalada dhexdeeda lagu dagaalamo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading