Waxgarad soo afmeeray shaqaaqadii garoonka Gaalkacyo

Hawsha garoonka diyaaradaha Gaalkacyo waxaa dhameeyay oo soo afjaray Odoyaal uu hogaaminayo Fiqi Cabdinaasir kana mid yahay Nabadoon Yaasiin Cabdisamad..

Shaqaaqadii dhacday ragii ku geeriyooday,waxay Odoyaashu go’aamiyeen in si guud Cumar Maxamuud uwada bixiyo.

Sidoo kale dhalinyaradii weerartay garoonka kuna doodaysay in ay dhulka leeyihiin,ayaa laaga soo qaaday sheegashadoodii waxba kama jiraan.

Dowladu intii hawshu socotay hal maalin ma tagin goobta dhibku dhacay wax doorana kuma lahayn dadaalkii lagu daminayay.

Dhabancad oo baadi goobayay meel uu isku sawiro,ayaa saakay booqday goobta.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading