Weerar ay qaadeen Booliska Mudug oo Yaasiin Cabdisamad ku dhaawacmay

Dhaawac culus,ayaa soo gaaray Yaasiin Cabdisamad oo beertiisa Afur ugu sameeyay Wasiirka Arimaha dibada Somaliya Cabdi Siciid iyo marti kale.

Ciidanka Booliska Mudug,ayaa hawlgalka fuliyay.

Saacado ka hor,waxaa soo baxay amar ah in aan la qaban karin Shirar Siyaasadeed.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading