Weerar iyo Qarax ka dhacay Bosaso Xalay

Weerar,ayaa xalay ka dhacay Kantaroolkii hore ee Bosaso meel udhow oo fariisin u ah Ciidamo Puntland ah.

Sidoo kale Qarax,ayaa maantay lala beegsaday qaar ka mid ah Ciidamada Puntland oo marayay Toga Baalade oo ah Afaafka hore ee Magaalada Bosaso.

Labadaas dhacdo khasaaro dhaawac ku kooban,ayaa kasoo gaaray Ciidamada Puntland.

Ilaa iyo hada cid sheegatay majirto balse,waxaa la tuhmayaa kooxaha argagixisada ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading