Weerar lagu qaaday Maqaaxi ku taal Xeebta Liido

Weerar Qarax ku bilowday,ayaa lagu qaaday Maqaaxida Pearl Beach ee ku taala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Saraakiil katirsan Ciidamada Amaanka ee Dowlada ayaa inoo sheegay in koox hubeysan ay gudaha ka dagaalamayaan Ciidamada amaankana ay wadaan howlgal lagu soo afjarayo weerarka.

Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee weerarkan waxaana la soo bad baadiyay qaar kamid ah dadkii goobta ku sugnaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading