Weerar loo adeegsaday tooreey oo ka dhacay Faransiiska

Weerar loo adeegsaday tooreey ayaa ka dhacay kaniisad ku taala magaalada NICE ee dalka faransiiska, waxaa ku dhintay labo ruux.

Booliska ayaa weerarka ku tilmaamay mid aragaxiso. Labada qof ee dhintay waxaa ku jira qof dumar ah oo qoorta laga gooyay.

Duqa magaalada NICE Christian Estrosi ayaa sheegay in hal qof la xiray

Boolis badan iyo ciidanka gaarka ah ayaa la geeyay goobta.

Wasaarada arimaha gudaha dalka France ayaa dadka ugu baaqday in ay ka fogaadaan aagaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading