Wefti sare oo BC ka socda oo Garowe kusoo fool leh

Garowe,waxaa Berii foog kasoo degaya wefti sare oo BC ka socda,waxaana hogaaminaysa Wasaarada Arimaha dibada UK.

UK waxay wakiil utahay oo ku matalaysaa booqashada Garowe Beesha Caalamka.

Arimaha ay ugu socdaan Garowe,waxaa ugu muhiimsan….

1.In PL iyo DFS ee Sharciyada lumisay ay heshiiyaan.

2.In PL soo gudbiso Ajandaha wada xaajoodka ay ka leedahay.

3.In PL loo xaqiijiyo Mashaariicdii horumarineed in loo fasaxay.

Puntland booqashadaas,waxay u tahay muhiimad gaar ah oo wadata diblomaasiyad maqaam sare leh.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading