Wefti Sare oo Maraykanka ka socda Oo PL kusoo Aadan

Beri foog,waxaa Bosaso kasoo degaya weftigii Milleteri ee Maraykanka oo la sugayay.

Waxaa qaabilaya Lataliyaha Amniga Masaxweynaha PL Aamiin Xaaji Khayr iyo Saraakiil kale.

Laba Qodob ayay kawada hadlayaan…

1.Waxaa lagu wareejinayaa Maraykanka Saldhigii ay ka degi lahaayeen Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

2.Waxaa laysla qaabaynayaa Ciidamada PL ee la hawlgalaya Maraykanka.

Maraykanku,wuxuu qayb ka qaadanayaa hawlgalka Labada Buurood ee PL qorshaysatay.

PL imaanshaha weftiga Maraykanku, waxa uu uyahay muhiim markay timaado dagaalka argagixisada iyo taageerida hay’adaha amniga.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading