Weftigii Itoobiyaanka oo DFS ay dib uga celisay Hargaysa

Awood Dowladnimo,ayaa loo sheegtay Maamulka Somaliland Saakay kadib markii Hawada laga celiyay weftigii sare ee Itoobiyaanka ahaa.

Waa talaabo muujinaysa in nidaamka caalamiga ah aan la dhaafi karin oo laysku maamulayo.

Somaliland talaabadan,waxay ku tahay waji gabax iyo dharbaaxo tusaysa maqaamkeeda Dowladnimo.

Waxa kaliya ee ufuran Itoobiyaanka,waa in ay isticmaalaan Dhulka oo ay kasoo gudbaan Xuduuda.

Somaliya saakay burhaanteeday muujisay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading