Wiil Somaliyed oo Dad ku laayay Dalka Jarmalka

Booliiska Dalka Jarmalka,ayaa sheegay in Magaalada Ludwigshafen oo ku taalla Koonfurta-galbeed ee dalkaasi uu wiil Somaliyed ku diley laba Qof halka mid kalena uu gaarsiiyey dhaawac halis ah.

Booliska,ayaa Wiilkan qabtay kaddib markii ay dhaawaceen.

Maaha markii ugu horeysay ee Wiil Somaliyed dil ku geysto dalka Jarmalka.

Jarmalka waxa ku badan dhalinyaro Somaliyed oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho oo qaar badan oo ka mid ahi ay dalkaasi kusoo galeen tahriib iyaga oo soo maramay xeebaha Liibiya, Turkiga iyo Giriiga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading