Xaafiiska Wakiilka Puntland ee Waqooyiga Maraykanka.

Waa Xaafiiska kaliya ee si sax ah oo loo jeedo ushaqeeya.

Dowlada Puntland waxaan ka codsanaynaa in ay dhaqaalaha ku baxa Xaafiiskaa xoojiso.
Danjire Mulki waa bogaadinaynaaa.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.