Xaalada Bini’aadantinimo Ee Gobolka Gedo oo laga dayrinayo

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ilaa sagaal kun oo qoys oo u dhiganta 56000 oo qof,ay ka qaxeen Gobolka Gedo bishan oo qura kuwaasi oo badankoodu ka cararay magaalada Beled Xaawo.

Magaalada Beled Xaawo ayaa waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Jubaland.

Shalay waxaa magaalada ka dhacay dagaal dhex maray Ciidamada Jubaland iyo Mleeshiyo ay Dowlada Muqdisho kasoo daabushay Xamar,kaasoo ay ku dhinteen shan qof,isla markaana 15 kale ay ku dhaawacmeen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading