Wararka laga helayo gobolka Sool ayaa sheegaya in saakay xaaladda deegaamadaas ay tahay mid dagan.
Idil News oo la xiriiray Saraakiisha Ciidanka Difaaca Puntland ee jiida hore,ayaa u sheegay in maanta ysan dhicin wax dagaal ah ,balse la filan karo saacad walba dagaal weyn oo dhaca,
Labada Ciidan ayaa aad iskugu dhwo waxayna isku hor fadhiyaaan inta u dhaxaysa Tukaraq iyo Ganbadhe
Ciidamada Puntland ayaa waxaa soo gaaray gurmad dhan walba leh niyada Ciidankuna aad bay u saraysaa waxaana ka go’an in ay maalmaha soo socda dib u xoreeyaan xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood.
lasoco daqiiqad walba Iidl News.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.