Xafladihii Deni lagu taageerayay Ee Qurbaha oo fashilmay

Waa Xafladii 3-aad oo Lacag lagu bixiyay oo fashilanta.

Finland mid laysku dayay in lagu qabto,waxay noqotay Cashadaada iska bixi oo imow,waana la waayay Dad badan.

Turkiga mid,ayaa laga diyaariyay,waxaana tagey Caruuro ay dhaleen Aaran-shaydaan.

Minisota,ayaa ugu danbaysay oo xalay ay ku fashilantay Xafladii ugu danbaysay loona waayay Dad macno leh oo taga.

Lacag gaaraysa min 5000 oo dolar,ayaa loo soo diray dhawr Magaalo Qurbaha ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading