Xafladii Caleema saarka Madaxweyne oo si maqaam sare leh uqabsoontay

Xaflad qurux badan oo si heer sare ah loosoo diyaariyay,ayaa uqabsoontay Ummadda Somaliyed Madaxdeeda iyo hormuudkeeda Dhaqan,Siyaasad,waxgaradnimo iyo Aqoon.

Puntland,waxay markale xaqiijisay doorkeeda curadnimo ee Somaliya,iyadoo Madal iskugu keentay taladu inta ay ka go’do iyo kuwa ehelka u ah talada.

Xaqiiqdii,waa muhiim in Somalidu isqaadato,midowdo oo isku tanaasusho.

Somaliya Qaran Fadaraal ah oo Nooluhu karaamo ku dhex leeyahay waa yoolkeena.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading