Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yareey way hor tagtay Baarlamaanka.
Hadal soo jeedinteedii waxay ku sheegtay in bisha 8-aad ee sanadka 2021,ay ku hirgalin karaan hanaanka doorasho.
Xiligaasi waxuu dib udhac ku yahay dowlada hada jirta oo mudo xileedkeedu ku eg yahay bisha 2-aad ee sanadka 2021.
6-bilood oo dheeriya,ayaa loo baahan yahay si loo gaaro qorshahaas doorasho.
Xeerarkan waxaa horay udiiday Puntland,Jubaland iyo Aqalka-sare oo sheegay in aysan aqoinsanayn kuna dhaqmayn.









Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.