Xamse Cabdi Bare oo si adag uweeraray Axmed Madoobe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan aqbali doonin natiijada ka timaado doorashooyinka uu ka shaqeynayo Madaxweynaha Jubaland ee Axmed Madoobe.

Waxa uu tilmaamay in Maamulka Jubaland uu horay u aqbalay doorashooyinka Qof iyo Codka ah, oo ay ka shaqeyneyso Dowladda Faderaalka ah ee Soomaaliya.

Hadalka ra’iisul wasaaraha,ayaa waxaa ka muuqday halka uu gaarsiisan yahay khilaafka u dhexeeya Dowladda dhexe iyo Maamulka Jubaland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading