Xasan Abgaal “Lama aqbali karo dadka waa weyn ee diidan canshuurta” (VIDEO)

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa digniin u diray dad uu sheegay inay diidan yihiin bixinta canshuuraha ku waajibay mushaaraadkooda, kuwaas oo kamid ah shaqaalaha Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgalla deegaanada Puntland.

Wasiir Xasan Abgaal oo ka hadlayay Shir looga hadlay dardar-gelinta canshuuraha ayaa sheegay inay Jordan dad kamid ah shaqaalaha QM iyo kuwa kale oo diiday inay bixiyaan canshuurta, isagoona sheegay inay ka qaadi doonaan talaabo adag.

https://youtu.be/Sxi4FUHSXio

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading