Madaxweyne Xasan waxuu fuliyay balanqaadkiisii Olalaha doorashada ee ahaa shaqada ugu horaysa ee uu qabto in ay noqon doonto Ciidamada Eretereya loo qaaday.

Waxuu ku guulaystay waxa uusan ku guulaysan Madaxweynihii ka horeeyay oo ah booqashada iyo xog helida Ciidankaas.

Waxaa ku haray Madaxtooyada Somaliya in ay shaaciso xogta Ciidamada ee kala ah……
1.Tirada rasmiga ah ee ay horay u ahaayeen Ciidamada la qaaday.
2.Tirada Ciidan ee hada la hayo.
3.Dagaalkii Tigreega inta uga dhimatay.
4.Goorta Dalka lagu soo celinayo.

Madaxweyne Xasan shaqo fiican oo uu qaban waayay Madaxweynihii ka horeeyay,ayuu qabtay.

Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.