Xasan Sheekh iyo Jawaari oo kulan ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay hoyigiisa Muqdisho Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Kulanka oo ku bilowday Qado-sharaf ayaa Labada Masuul isaga xog-wareysteen xaaladda siyaasaddeed ee dalka iyo xal u helida Arimaha doorashooyinka ee 2020-2021.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading