Xasan Sheekh “Lama aqbali karo oohinta Hooyooyinka Soomaaliyeed, Farmaajo..” (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ka hadlay dhallinyarada Soomaaliyeed ee Eritrea ku maqan, isagoo sheegay in arin aan la aqbali karin ay tahay ayadoo QM xaqiijisay jiritaanka arintaasi hooyooyinka Soomaaliyeed ee wadooyinka Muqdisho ku barooranaya uu hogaanka waqtigu ka dhamaaday iska indho tiro.

“Raali kama noqon karno wax kasta oo dhaca inaan ilmaheena meel ka ogon weyno, Dowladdu haka hadasho dhalinyarada la leeyahay Itoobiyay ka dagaalameen” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee DFS Hassan Sheikh Mohamud.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading