Xasan Sheekh oo “Rooble, Galmudug iyo Hirshabelle waxay qaateen go’aan geesinimo leh”

Madaxweynihii hore ee Dalka Hassan Sheikh Mohamud, ayaa soo dhoweeyay go’aankii Dowlad Gobaleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Ra’iisul Wasaaraha xil-gaarsiinta Mohamed Hussein Roble ay ka gaareen siyaasadda cakiran ee doorashooyinka dalka, isagoo ku tilmaamay go’aan dhiiranaan iyo geesinnimo dugsan.

“Waxaan si buuxda u soo dhaweynayaa go’aanka Hirshabeelle, Galmudug iyo Ra’iisulwasaaraha ay ka gaareen siyaasadda cakiran ee doorashooyinka dalka.
Waxaan leeyahay waa go’aan dhiiranaan iyo geesinnimo dugsan ee guuleysta”.

Idil Television


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading