Xasan Sheekh “Weerarkii hotel Maa’ida in nalagu dilaa la rabay”

Madaxweynihii hore ee DFS Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in weerarkii lagu soo qaaday 19-Febaraayo Hotelka Maa’ida la doonayay in lagu khaarajiyay isaga iyo Madaxwynihii hore Shariif Sheekh Axmed.

“Waa la qorsheeyey dhabey aheyd, in nala dilaa loogu talagalay oo aan ku dhimmano weerarkii aniga iyo Sh. Shariif nalagu qaaday ee Hotel Maa’idda” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading