Madaxweyne Xasan waa ku saxan yahay in uusan xataa Biyo xiran ka cabin Villa Somaliya inta ay dhex joogaan F&F.
Madaxweyne Xasan,waxaa kaloo muhiim u ah la wareegistiisa Villa Somaliya kadib in aad loo sugo amnigeeda oo ugu horeeyaan Qalabka Kaamirooyinka qarsoon iyo Intarneedka.
Kooxda F&F waxay leeyihiin dhaqan tiro badan oo aad uxun oo lagu soo arkay 4-tii sano ee sharciga ahayd iyo midkii xaaraanta ahaa ee aan diiwaangashanayn.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.