Xasan Shiikh Oo fariin udiray Shacabka Muqdisho

Hogaamiye waa midkan oo kale !!!

Doorashuu qabtay oo si adag ugu tartamay markii looga adkaadayna si qurux badan,ayuu xilka uwareejiyay.

Saakayna Shacabka,ayuu fariin Nabadeed udiray Madaxweyne Xasan Shiikh.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading