Xasan Shiikh oo gudaha ugeli waayay Magaalada Jowhar

Safar diyaaradeed,ayuu ku gaaray Jowhar oo waxyar ujirta Muqdisho xaalad amni awgeed.

Waxaa intaas sii dheer in uu magaala Gudaha ugeli waayay oo Garoonka Diyaaradaha kula kulmay Maamulka Gobolka iyo kan Hirshabelle,kadibna isla Diyaaradii Muqdisho dib ugu soo celisay,iskabadaa in uu Dhulka maro.

Ninkaas isku aamini waayay Magaaladii Qabiilkiisu Deganaa Cabsi uu argagixisada kaqabo awgeed,ayaa ku leh waxaan la dagaalamayaa argagixiso.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading