Xasan Shiikh oo hoygiisa ku booqday Gudoomiyaha Aqalka-sare

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo wehlinayo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynihii Hore ee DFS Hassan Sheikh Mohamud.

Kulanka oo ka dhacay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare, ayaa looga hadlay arrimaha Doorashooyinka Qaranka ee 2020 – 2021 iyo doorka Guddoonka Golaha Aqal Sare.

Abdirashiid A. Warsame


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading