Halkee ku danbeeyay Shirkii Madasha B&K Ee Muqdisho?

Xasan Sh iyo kooxdiisa,waxay isku dayayaan in ay Beri War soo saaraan,iyagoo inkiri doona maqnaanshaha JL,isla markaana PL udiri doona fariin ay ku leeyihiin kasoo qaybgala Shirka.

MW KG Laftagareen,ayay xoguhu sheegayaan in uu maalmahanba diidanaa JL oo ka maqan Shirka in War murtiyeed laga soo saaro.

Xasan weli,waa quusan la’ayahay,waana isa sii miidaaminayaa oo markan JL,ayuu rabaa in uu dagaal lagalo,sida xoguhu sheegayaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading