Xasan Shiikh oo ka digay faaruq Dastuur in Dalku galo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka “UPD” Xasan Shiikh Maxamuud oo warqad kasoo saaray dib u dhaca ansixinta iyo afti u qaadista dastuurka KMG ah ayaa ugu baaqay madaxda ugu sarreysa ee dalka in si deg deg ah ay talaabo ugu qaadaan arintaasi.

“Waxaan ummaddeena la socodsiinayaa in muddada dhaqangalka dastuurka KMG ah ay la dhamaaneyso muddo xileedka baarlamaanka 10aad, maadaama duruufaha jira aysan saamaxeynin in dastuurka afti dadweyne lagu meel mariyo waxaan madaxda ugu baaqay in si degdeg ah tallaabo loo qaado” Ayuu yiri Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud.

Halkan ka akhriso…


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading