Xasan Shiikh oo ku dhegan Lacagtii Kabida Ee Baanka Aduunka

Xasan,waxa uu ku dhegan yahay Lacagtii Kabida ee Baanka Aduunka ka timid,taasoo loogu talagalay in Dowlada Dhexe iyo DG Miisaaniyadahooda lagu kabo.

Balse Xasan,waa Siyaasadeeyay oo waxa uu Shuruud ka dhigay in ay Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu kasoo qaybgalaan Shirka Madasha.

DG,waxay haatan dacwad gaarsiiyeen Baanka Aduunka,waxaana Xasan iyo W.Maaliyada lagu soo amray in ay bixiyaan Lacagtaas sida ugu dhakhsaha badan.

Xeerarka Lacagta Baanka Aduunka ka timaada,waxaa ka mid ah in aan la Siyaasadayn.

Waxaa xudid mudan in Xasan Afartii DG ee ku harsanaa,waa sii kala dhimanayaan oo Laftagareen,waxa uu kusoo oogay Xeer-ilaaliyihiisu khiyaamo Qaran,haatana waa Lacagtii Kabida Caalamka ka timid.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading