Xasan Shiikh oo si bahdilaad ah ula hadlay Garaadada Sool

Garaadada,waxuu si cad ugu yiri Xasan Shiikh…”Somaliland,ayaa laydin yaqaan oo aad ku xisaabsan tihiin,mana aqoonsan karo Maamul SSC”.

Kadibna Mahad Salaad,ayuu ku yiri anba bixi Garaadada.

Mida kale Garaadada maba casumin si toos ah Xasan Shiikh ee waxaa safarkooda Xamar abaabulay ku xigeenka Aqalka-sare Cabdullaahi Tima-cade.

Xoghaye Xamse wax hiil ah uma muujin Garaadada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading