Xasan Shiikh oo si maqaam hoose ah loogu soo dhaweeyay Oslo

Xasan socdaalkiisa Norway,waa mid ka mid ah kuwa Somaliya ku ilhaamowday….

1.Garoonka Diyaaradaha Oslo,waxaa kusoo dhaweeyay Maareeyaha Garoonka.

2.Wax Baratakool ah ma siin,Wasaarada Arimaha Dibada oo Calanka looma saarin Gawaarida,isla markaana Mootooyinka Galbiya Madaxda laguma darin.

3.Amaankiisa,waxaa ilaalinayay Shirkad amaan oo gaar ah oo ay usoo kireeyeen Dad caadiya oo Somaliyed.

4..Soo dhaweyntiisa,waxaa ku diriray oo meel xun ay ka gaartay Beelaha HG iyo Abgaal.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading