Xasan Shiikh oo u markhaati ka noqday doodii Itoobiya?

Sida aan xogta aan ku helnay Xasan Shiikh,ayaa ka codsaday Abiy in uu ka caawiyo duqaynta Cirka.

Codsigaas RW Abiy,waa aqbalay,waana kan sababay in ay garaacaan Shabeellada Dhexe Maanta.

Waxaa la xaqiijiyay garaacista Itoobiyaanka in ay hakisay guulihii AS oo hadaysan dhici lahayn Garaacistaas ay socon lahaayeen.

Tani,waxay xoojinaysaa sheegashadii Itoobiya ee ahayd in ay Dhiig ushubaan amniga iyo kala danbaynta Somaliya oo aysan u arag Cadow.

Sidoo kale,waxay hoosta kasii xariiqaysaa in Itoobiyaanka aan looga maarmin dagaalka argagixisada ee gudaha Somaliya.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading