Xasan Shiikh oo udhoofaya Masar

In uu baxayo ayay ubadan tahay Madaxweyne Xasan.

Masar iyo Sudan oo soo mari doono in uu aadayo,ayaa la sheegayaa.

Golaha Wasiirada caawa in uu sii daayo ayay ubadan tahay,sida la sheegayo.

Inkastoo ay xoog badan tahay in Baarlamaanka mudo dheeraad ah laga codsan doono.

Boqolkiiba Sagaashan Wasiirada,isagaa soo xushay marka laga reebo Sadex Wasiir ku xigeen oo Xamse loogu daayay in uu Dadka ku dhow ku sharfo.

Si cad,ayuu Xamse ugu sheegay in uu iska ilaawo soo xulista Wasiirada Beesha uu ku matalo awood qaybsiga ee Daarood.

“Majeerteen iyo Mareexaan Wasiiradooda ha isku mashquulin,ayuu ku yiri Xamse”.

Madaxweyne Xasan,waxuu taagan yahay ceeb iyo amaan Dowladan,waxii ka dhasha anay qoorta ii suran tahay daawadayaal halaga noqdo.

Balse hab dhaqankiisu Dastuurka,ayuu toos uga hor imaanayaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading