Xasan Shiikh waa ka gaabiyay Qodobada hortabinta uleh dib udhiska Dowladnimada

Dhamaan Qodobada muhiimka ah ee mudnaanta uleh Dowladnimada hirgelintooda,ilaalintooda iyo xurmayntoodaba waa ka gaabiyay Madaxweyne Xasan Shiikh.

1.Dagaalka Argagixisada

  1. Faragelinta Dastuurka.
  2. Qeybinta DG arrimaha Masiiriga Dalka u ah sida Awood Qeybsiga iyo Cadaaladda.
  3. Siyaasadda Amniga.
  4. Sarrenyta Sharciga – xurmada Awoodaha kale sida Baarlamanka iyo Xukuumadda.

Madaxweynihu,wuxuu muujiyay kaligii talisnimo,Eex iyo Musuq.

Waxaa muuqata in uusan gaarsiisnayn qorshihiisu mid Qaran ee uu leeyahay mid gaaban oo ku fadhiya Qabiil,dan gaar ah iyo Xukun jacayl.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading