Xassan Goodir oo la waydiiyay inuu is casili doono? (Daawo)

Duqa degmada Garowe Xasan Ciise [Goodir] oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa warbahinta uga warbixiyay ujeeda safarkiisa shaqo ee uu ku tagay Dalka Rwanda caasumadiisa Kigali.

Goodir ayaa wax laga waydiiyay inuu iscasili doono, maadama dadka dhaliila siyaasadiisa ay tilmaameen inuusan wax badan ka qaban balan-qaadyadii uu horay ugalay, iyadoona mar sii horaysay ay mooshin ka keeneen qaar kamida golihiisa deegaanka.

Daawo –

Ayub A. Ali – Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading