Xasan Sheekh “Villa Somalia Nin ayaa daggan ee Madaxweyne ma dagana” (VIDEO)

Madaxweynihii hore ee Dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Farmaajo uusan haatan aheyn Madaxweyne, balse nin caadi ah oo degan Villa Soomaaliya.

“Villa Somalia Nin ayaa daggan ee Madaxweyne ma dadano, farxaan qaroolana waxaan leeyahay Dhiiq Musqul aa lagu galiyay ee ka baxa sida Saadaq Joon” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading