Xasuuqa Shacabka Laascaanood oo Maalinkii 8-Aad galay

Halganka xoraynta Magaalada Laascaanood ee ay wadaan Shacabka ka kacdoomay dulmiga Maamulka Somaliland,ayaa Maalinkii 8-Aad si isdaba joog ah usocda.

Saakay sarkaal sare,ayay ku wayday Somaliland weerarada gardarada ah ee ay soo qaaday,kaasoo ah mid ka mid ah Talyayaasheeda Ciidamada oo loo yaqaan Gama’diid.

Sidoo kale Madaafiicdii ay Somaliland kusoo garaacaysay Gudaha Magaalada siidoodii ayay usii socdaan.

Waxaa muuqata in Maalinba maalinka ka danbaysa Shacabku sii dhiiranayaan oo Halgankoodi sii xoogaysanayo.

Ilaa iyo hada Somaliland way garowsan la’dahay in ay joojiso xasuuqa Shacabka Sool.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading